Jidadka Muhiimka ah ee Muqdisho qaarkood oo saaka la xiray iyo sababta keentay

Ciidamada amaanka DF ayaa saaka xiray jidadka magaalada Muiqdisho qaarkood, kuwaasoo laga joojiyey gaadiidka dadweynaha noocyadiisa kala duwan. Gaadiidka ay wataan ciidamada iyo madaxda dowlada oo kaliya ayaa isticmaalaya jidadka la xiray, iyadoo la arkayo boqolaal shacab ah oo cagtooda maalaya si ay gaaraan goobahooda shaqo iyo kuwa Waxbarashada. Isgoysyada ay xireen ciidamada amaanka ayaa … Continue reading Jidadka Muhiimka ah ee Muqdisho qaarkood oo saaka la xiray iyo sababta keentay